Loading...

DHAGEYSO: Xukuumada Somalia oo War cusub ka soo saartay Maqaamka Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa ka hadlay arinta la xiriirta Maqaamka muqdisho, maadaama Maamulo ay xiligaan ka jiraan gobolada dalka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in ay aad muhiim u tahay in la cadeeyo Maqaamka Muqdisho ay leedahay waajib dastuuri ahna ay tahay,lana horgeyn doono Baarlamaanka Soomaliya,iyada oo wadatashi lala yeelanayo shacabka.

Halkaan Hoose ka dhagayso

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...