Loading...

DHAGEYSO:Wararkii ugu Dambeeyey Mooshinka Xoosh Jabriil iyo Farmaajo oo Si cajiib Ah Uga Hadlay?

Waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday kulamo gaar gaar ah oo xal loogu raadinaayo Khilaafka ka dhex aloosan Wasiirka Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil iyo Xildhibaanada baarlamaanka.

Kulamadan oo saacadihii ugu danbeeyay ka dhacay Hoteel Jazeera ayaa waxa uu u dhexeeya Wasiir Xoosh iyo Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka.

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa la sheegay in xalinta khilaafka uu kor ka maamulaayo, isla markaana uu ku sameeyay faragalin toosa.

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...