Loading...

DHAGEYSO:Xildhibaano iyo Madax Daganaay Villa Somalia Oo Korontada Iyo Biyaha Laga Jaray?

Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada Cabdirasaq Shoolle ayaa amar ku bixiyay in Xildhibaano iyo Masuuliyiin Dowladeed oo daganaa Madaxtooyadda Somalia laga jaro Korontadda iyo Biyaha,

kadib markii ay diideen inay ka guuraan dhismayaasha gudaha Madaxtooyadda oo hore amar ugu soo saaray Fahad Yaasiin oo ah Agaasimaha guud ee Madaxtoooyadda ahna Madaxweynaha dalka ee sida dadban u maamulka dalka.

HADDABA WAA KUWEE MASUULIYIINTA XALAY LAGA JARAY BIYAHA IYO KORONTAADDA?

  1. Xildhibaan Xuseen Carab Ciise ahaana Raiisul Wasaare Ku Xigeenkii hore iyo Wasiirkii Gaashaandhiga ee Xilligii Seekh Shariif.
  2. Xildhibaan C/wahaab Ugaas Khalii ahaana Raiisul Wasaare ku xigeen hore.
  3. C/samad Macalin Maxamuud: Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya waxaa dhalay Guddoomiyaha Ahlusunna Wal-Jameeca.
  4. Cabdi Aadan Diiriye: La Taliyaha Raiisul Wasaaraha.
  5. Xildhibaan C/laahi Goodax Barre ahaana Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha.
  6. Maxamad Xasan Aadan: Wasiir Hore.
  7. Macalin Maxamuud: Hogaamiyaha Ahlusunna Wal-Jameeca.
  8. Xildhibaanad Samiiro Ibraahim Cumar: ahna Wasiiir Ku-xigeen balse alse waxaa la sheegay inay Nairobi oo degan tahay ku maqan tahay.
  9. Col. Axmad Cumar Jees: Sarkaal hore oo Milatari ah.
  10. Sahro Samatar: Wasiir hore.
  11. Maxamad C/laahi: Kaaliyaha Madaxwaynaha {SHAQO JOOJIN AYAA LAGU SAMEEYAY MAALMAHAAN}
  12. Axmad Caynte: Madaxa ACU (Aid Co-coordinator Unit).

Halkan Hoose ka Dhagayso

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...
DAAWO: Magaalo P/Land katirsan oo S/Land ku biirtay, Wasiir Xilkiisa Si lama filan ah ku waayay & Qosolkii Cali Xaraare..?
- Sep 18, 2017
Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda ayaa todobaadkan waxaa looga hadlay arin xasaasi ah oo dad badan ...
DAAWO: Magacyada Gudiga & Beelaha Xildhibaanada ee loo magacaabay Arrinta Qalbi-dhagax..?
- Sep 18, 2017
Guddoonka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa ...
DHAGAYSO: Amarka kasoo Baxay Galmudug ee lagu soo Xirayo Wadaadka lagu magacaabo Cabdi Wali Afyare Cali..?
- Sep 18, 2017
Wararka aan hada heleeno ayaa sheegaya in Wasaarada Amniga ee Maamulka Galmudug amartay in ...
DAAWO Arin Cusub: Xildhibaan Goobjoog ka ahaa Heshiiskii Itoobiya loogu dhiibay Qalbi-dhagax oo Xog cusub bixiyay..?
- Sep 18, 2017
Iyadoo uu weli taagan yahay muranka ka dhashay dhiibida Sargaalka ONLF C/kariin Sheekh Muuse ...
DAAWO: Cali Khaliif oo ku dhawaaqay Arrin ka nixisay DFS & P/Land & QM oo wax ka og heshiiska S/Land..?
- Sep 18, 2017
Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa shaaca ka qaaday in QM iyo Beesha ...
ARAG: Wiil Garaacid ku dilay Hooyadiis oo 81 jir ah Si uu Xaaskiisa uqanciyo (Subxaanallah)
- Sep 17, 2017
Hooyo Da’ ah ayaa dhimatay kadib markii wiilkeeda uu six un ugaraacay, arintan ayaana ...
DHAGAYSO: Ra’iisal Wasaare Kheyre Afka Furtay: Maanta Dad baa diidan horumarka umadda Soomaaliyeed..?
- Sep 17, 2017
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa afka furtay oo ka hadlay markii ...
TOP NEWS:- Xawaalada Jubba oo Wariye caan ah lacag ka dhacday iyo Sababtii ka Dambeysay..?
- Sep 17, 2017
Xawaalada Jubba oo ka mid ah Xawaaladaha ka Hool gala Dalka Gudihiisa iyo Dibada ...