Loading...

Madaxweynihii Hore ee DF Xasan Sheekh oo war soo saaray (AKHRISO)

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay munaasabadda maalinta calanka, isagoo baaq u diray dadka Soomaaliyeed.
 
“Maanta oo ah 12 October, waxay ku asteeysan tahay maalintii ugu horreeysay ee Calankeenna Soomaaliyeed gayiga laga taagay, Sannadkii 1954tii.
Waa maalin inaga mudan xusuus iyo weyneeyn sidaa darteed, waxaan dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeynayaa maalintaan qiimaha innoo leh..” ayuu yiri Xasan Sheekh oo farriin soo diray.
 
Wuxuu intaas ku daray in Calanka ay naftooda u soo hureen halyeeyo Soomaaliyeed, loona baahan yahay in muhiimadiisa dhowrno islamarkaana ilaalino, “Waa inaan kana shaqeeyno Qarannimada iyo midnimada Ummadda Soomaaliyeed…” ayuuna sii raaciyay.
 
Xasan Sheekh ayaa dadka Soomaaliyeed Alle uga baryay Soomaaliya oo mid ah, xasilloon, hiigsatana horumar baaxad weyn.
Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...
DHAGAYSO: Hooyo 9 caruur ah ku Weysay Qaraxii Muqdisho Oo Dhimirka Beshay..?
- Oct 16, 2017
Xili uu isa sii tarayo qasaaraha ka dhashay werarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Magaalada ...
WAR DEG DEG AH: Dhimashada Qaraxii Zoobe Oo Mareysa 237 Iyo Dhaawaca 374 Qof..?
- Oct 15, 2017
Labo boqol iyo soddon iyo todobo(237) qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ...
DHAGEYSO: Xagee Lagu Diyaariyey Gaarigii Shalay ku Qarxay Muqdisho, Sideesa uu Kusoo Gudbay Baraha Koontaroolka..?
- Oct 15, 2017
Websedka Garqaad.com ayaa sameysay baaritaan xooggan oo ku aadan halka lagu soo diyaariyey gaarigii ...
DHAGEYSO: Wasiir Yuusuf Garaad iyo Wasiiro kale oo ku dhawaacmay Qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe..?
- Oct 15, 2017
Waxaa daqiiqad walba sii kordhaya khasaaraha lixaadka leh ee uu geestay qaraxii shalay ka ...
DHAGEYSO: Isbitaalada oo Buux dhaafiyay, Tirada dadka la la’yahay oo korortay iyo Murugo Muqdisho ka jirta..?
- Oct 15, 2017
Dad Shacab ah ayaa buux dhaafiyay Isbitaallada iyo sidoo kale Isgoyska Soobe Magaalada Muqdisho ...
XOG CULUS: Odayaasha Dhaqanka beesha Hawiye oo wax yeelo ay kasoo gaartay qaraxii ka dhacay Agagaarka Hotel Safari..?
- Oct 14, 2017
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Qarax ka dhacay goordhow Agagaarka hotel Safaai oo ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Zoope, Meydad laamiyada yaal iyo Guryo gubanaya..?
- Oct 14, 2017
Warar Naxdin leh ayaa kasoo kordhay qaraxii maanta ka dhacay isgoyska Zoope ee magaalada ...
WAR DEG DEG AH: Qarax Ismiidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay iyo Faahfaahin ku saabsan, halka lala eegtay.
- Oct 14, 2017
Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegayo inuu halkaas ka ...