Loading...

Nabad sugida Somalia oo Fadeexo & Fashil la Kulantay ka dib Gaari SIMAD leedahay oo Shabaab…

Hay’adda Nabad Sugidda iyo sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa fashil iyo fadeexo kala kulantay Gaari ay shalay ku qabatay Magaalada Muqdisho oo ay ku sheegeen inay leeyihiin Al shabaab oo weeraro joogta uu ka fulinayay magaalada Muqdisho.
 
hadalkaasi ay sheegeen Nabad Sugida ayaa beenoowday waxaana ay iska sii daayeen Gaarigii iyo labo wiil oo shalay laga soo qabtay Xaafadda Showriyaha ee Degmada Dharkenley ee Magaalada Muqdisho.
 
Labada wiil ee lagu qabtay Gaarigaas ayaa xalay ku howday Godka Jilacow,waxaase ay xorriyadooda dib u heleen saaka kaddib markii lagu waayay dambigii lagu tuhmayay.
 
Wiilasha labada ah ayaa lagu kala magacaabaa Axmed Macalin Cumar iyo Axmed Haadi,waxaana saaka Godka jilacow ugu tagay Taliye lagu magacaabo Madaale.
 
Gaariga ay Ciidamada soo qabteen ayaa la sheegayaa in ay leedahay jaamacadda Simad ee Magaalada Muqdisho,Dhallinyarada oo ku xareynaya Gurigoodana ay Ciidama soo qabteen.


Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...
DAAWO: Magaalo P/Land katirsan oo S/Land ku biirtay, Wasiir Xilkiisa Si lama filan ah ku waayay & Qosolkii Cali Xaraare..?
- Sep 18, 2017
Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda ayaa todobaadkan waxaa looga hadlay arin xasaasi ah oo dad badan ...
DAAWO: Magacyada Gudiga & Beelaha Xildhibaanada ee loo magacaabay Arrinta Qalbi-dhagax..?
- Sep 18, 2017
Guddoonka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa ...
DHAGAYSO: Amarka kasoo Baxay Galmudug ee lagu soo Xirayo Wadaadka lagu magacaabo Cabdi Wali Afyare Cali..?
- Sep 18, 2017
Wararka aan hada heleeno ayaa sheegaya in Wasaarada Amniga ee Maamulka Galmudug amartay in ...
DAAWO Arin Cusub: Xildhibaan Goobjoog ka ahaa Heshiiskii Itoobiya loogu dhiibay Qalbi-dhagax oo Xog cusub bixiyay..?
- Sep 18, 2017
Iyadoo uu weli taagan yahay muranka ka dhashay dhiibida Sargaalka ONLF C/kariin Sheekh Muuse ...
DAAWO: Cali Khaliif oo ku dhawaaqay Arrin ka nixisay DFS & P/Land & QM oo wax ka og heshiiska S/Land..?
- Sep 18, 2017
Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa shaaca ka qaaday in QM iyo Beesha ...
ARAG: Wiil Garaacid ku dilay Hooyadiis oo 81 jir ah Si uu Xaaskiisa uqanciyo (Subxaanallah)
- Sep 17, 2017
Hooyo Da’ ah ayaa dhimatay kadib markii wiilkeeda uu six un ugaraacay, arintan ayaana ...
DHAGAYSO: Ra’iisal Wasaare Kheyre Afka Furtay: Maanta Dad baa diidan horumarka umadda Soomaaliyeed..?
- Sep 17, 2017
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa afka furtay oo ka hadlay markii ...
TOP NEWS:- Xawaalada Jubba oo Wariye caan ah lacag ka dhacday iyo Sababtii ka Dambeysay..?
- Sep 17, 2017
Xawaalada Jubba oo ka mid ah Xawaaladaha ka Hool gala Dalka Gudihiisa iyo Dibada ...