Loading...

Nin Kufsaday Gabar Saddex Sano Jir ah oo la Qisaasay Iyo Waalidkii Dhalay Gabadha Yar ee Marxuumada oo Goob joog ahaa (SAWIRRO)

Magaalada Sanca ee caasimadda dalkaasi Yemen ayaa waxaa shalay lagu qisaasay eedeysane lagu magacaabo Muhammad al-Maghrabi, 41-jir kaas oo lagu eedeeyay kufsi iyo dil uu u geystay gabar yar oo saddex jir aheyd.

Qisaastan tii ka horreysay oo noocan u dhacday ayaa waxaa ay dhacday sannadkii 2009-ka.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada:

 

 

 

 

 

 

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...