Loading...

Rasmi: Lionel Messi oo goolkiisa 100-aad tartamada Yurub ka dhaliyay

Lionel Messi ayaa noqday cayaaryhanka labaad ee 100-gool ka dhaliyo tartamada Yurub waxaana darajadaan kaga horeeyay Cristiano Ronaldo.

Lionel Messi ayaa goolkiisa 100-aad ka dhaliyay naadiga Olympiacos daqiiqada 61-aad waana gool diwaanka Yurub u galay.

Lionel Messi 97-gool wuxuu ka dhaliyay Champion-ka halka 3-gool uu UEFA Super Cup ka dhaliyay welina wuxuu heestaa fursad uu goolashiisa kusii wadan karo.

Kulanka Barcelona iyo Olympiacos haatan natiijo ahaan wuxuu marayaa 70-aad cayaartana waa 3-0 welina Messi goolal kale ayuu dhalin karaa kulankaan 20-daqiiqo ka harsan.

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...