Loading...

SAWIRRO: Funaanad qofkii soo xirtaa gudaha Turkiga xabsi loo taxaabayo iyo Sababta

Booliiska iyo Milatariga dalka Turkiga ayaa loo fasaxay inay Xabsiga dhigaan qofkii soo xirtaa ama lagu arko Funaanad buuq fara badan dhalisay taas oo uu soo alifay nin ka qeyb qaatay Afgambigii sanad ka hor ka dhacay dalka Turkiga .

Ninka lagu magacaabo Gökhan Güclü oo ka mid ahaa ciidamada dalka Turkiga ayaa markii Maxkamad la soo taagay waxa uu soo xirtay Funaanad ay ku qoran tahay (HERO) oo macnaheedu yahay Wadani ama Halyey .

Dad taageersan Gökhan Güclü oo isku dayay inay soo xirtaan Funaanadii ama garantii uu soo alifay ninkaan ayaa Xabsiga loo taxaabay , waxeeyna ilaa hada marayaan shacabka kiiskaan loo xiray 34-Qofood

Halkaan Hoose Ka Daawo

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...