Loading...

TOP NEWS:- Xawaalada Jubba oo Wariye caan ah lacag ka dhacday iyo Sababtii ka Dambeysay..?

Xawaalada Jubba oo ka mid ah Xawaaladaha ka Hool gala Dalka Gudihiisa iyo Dibada ayaa lacag ka dhacday Wariye Maxamed Bashiir Xaashi kamid ah Wariyaasha Soomaaliyeed.
 
Wariyaha ayaa u xaqiijiyay Shacakadda Waraka Garqaad.com in ay ka dhaceen lacag ku dhaw
$400 oo Doolarka Maraykanka ah taas oo Magaalada Muqdisho kasoo diray Wiil
Ganacsadaa oo la dhashay Wariyaha.
Wariyaha ayaa Ayaa Bulshada wa wadaagay Cadeymo Muujinaayo lacagta ay ka dhacday Xawaalada jubba.
Lacagta qaar keed waxaa dhacay nin lagu magacaabo Injineer iidle oo mid ah Shaqaalaha Shirkadda Dalka Belgium Gaar ahaan Caasimada sadexaad ee Belgium.
Wariyaha ayaa Shaaciyey Lacagtaas ay ka dhaceen in uu si live ah oga soo hadli doono Waxaana kale uu sheegay in ay Shacabka Soomaaliyeed ka foojig naadaan Xawaalada Jubba.
Halkaan Hoose ka Daawo Cadeymaha
Sawirka hoose waa ninka lacagta ka dhacay wariyaha kuwa kale oo badan ayaa jira wariyaha ayaa balan qaaday in uu soo bandhigi doono insha allah
Garqaad Online Xafiiska Mogadishu – Soomaliya
 
 
 
 
 
Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...