Loading...

WAR DEG DEG AH: DAAWO:- Faaiso Cabdirashiid oo soo karbaashtay Madaxweyne Farmaajo iyo Kheyre ?

Madaxda DFS ayaa taageero caafimaad oo dhanka dibadda ah ubalan qaaday Faaiso  C/Rashiid Cali Cismaan oo ah gabar katirsan ciidamada xooga dalka Soomaaliya oo dhaawac uu horey usoo gaaray.

Gabadhan dhalinyarada ah oo waxyeelada dhaawaca ah uu soo gaaray iyadoo gudaneysa waajibaadkeeda qaranka ayaa waxaa wax looga qaban waayay gudaha Soomaaliya iyo dalka Turkey, waxaana loo sheegay in loo qaadi doono dalka Jarmalka.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Madaxweynaha DFS, Ra’isul wasaaraha, Wasiirka Gaashaandhiga iyo kan arimaha dibadda ayaa dhamaantood la kulmay gabadhan iyagoo ubalan qaaday in daaweyn loogu qaadi doono Jarmalka.

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...