Loading...

WAR DEG DEG AH: Faahfaahin ka soo baxaysa Qarax Ismiidaamin ah oo goordhow ruxay Magaalada Muqdishu..?

Qarax xoogan ayaa waxa uu goordhow ka dhacay Magaalda Muqdisho ee caasimada Somaliya.

Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa laga maqlay inta badan degmoooyinka Gobolka Banaadir, waxaa daba socda rasaas xoogan.

Qaraxa ayaa loo badinayaa inuu yahay mid loo adeeegsaday gaari, waxa uuna beegan yahay wadada Maka Al-Mukarama.

Ciidamo farabadan ayaa dhooban isgoosyada wadada Makka Al-Mukarama kuwaa oo celinyaa gaadiidka noocyadooda kala duwan.

Kala soco Faafaahinta Goordhow

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...