Loading...

WAR DEG DEG AH: Fanaanka ilkacase oo wali lagu dhagan yahay iyo Jawaabta Heesta igu oo Soo baxaday ?

Fanaanka ilkacase ayaa wali lagu dhagan yahay kadib markii uu soo saaray heestii ahyed Igu Sawir Fanaanada Farxiyo kabayare ayaa ka mida dadka ku dhagan fanaanka.

Farxiyo Kabayare iyo Ilkacase Qeys ayaa Baraha Bulshada isku mariyay Qoraalo ay isku karbaasheyn.

Dhanka kale Fanaanka Ilkacase ayaa loo soo jawabaay ayadoo la soo saaray hees ay magaceedo tahay Igu Dayo.

Halkaan Hoose ka Daawo Jawaabta Igu Sawir

Sheekada ah igu sawir ayaa waxay gaartay dhamaan Caalamka ayadoo ay soo qaateen Warbaahinta Aduunka oo dhan Waxaa ka mida BBC-Somali iyo BBC-UK.

Ilkacase Qeys ayaa xalay mar uu si too ah looga Waraysanayay Idaacada Dalsan Radio ayaa sheegay in ay heestu ku socoto Madaxweynaha Dowlada Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Asagoo sheegay in Dowlada Farmaajo aysan ka aheyn Waxqad Balse ay ka tahay Igu Sawir.
Dadka Soomaliyeed ayaa inta badan Taageeray Fanaanka Ilkacase ayagoo sheegay in uu yahay Fanaan Shanta Soomaliyeed Kaas oo ka hadlay Wadciga hada jira.

Shabakadda Wararka Garqaad Mogadishu – Somalia

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...