Loading...

WAR DEG DEG AH: Maxaa kala socotaa xaalada lasoo daristay Al-Fanaan Ilkacase Qeys…

Wararka naga soo gaaraaya magaalada muqdisho ayaa sheegaya in ilkacase ay soo wa jahday xaalad culus kadib markii uu keenay hees lagu magacaabay igu sawir.

Qeys ayaa sheegay in marar badan lasoo wacay kadib markii uu soo saaray heestii aheyd Igu Sawir.

Hada waxaa laga yaabaa in ay dowlada ay xirto ayna saba oga dhigto in uu dowlada hees ku soo karbaashay
Waxaa kala oo soo karbaashay ilkacase abwaan Boodhari

Halkan Ka Daawo Muuqaalka



DHAGEYSO: Wasiir Banaanka soo dhigay Sir culus“Lacagaha laga qaado Shacabka Madaxdaa cunta”



Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...