Loading...

WAR DEG DEG AH: R/wasaare Kheyre oo Xil culus u Magacaabay Wariye Caan ah, Akhri Wareegtada

Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa u magacaabay lataliyihiisa Arrimaha Warfaafinta iyo Wacyi gelinta Afhayeenkii hore ee Maamulka Koofur Galbeed C/Qaadir Maxamed Nadaara.

Wareegto maanta ka soo baxday Xafiiska Ra’isalwasaaraha ayaa lagu sheegay in Ra’islawasaaraha ogaaday in ay jirto baahi loo qabo xilkan sidaas darteedna uu u magacaabay Nadaara.

Hoos ka aqriso Wareegtada.

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...