Loading...

WAR DEG DEG AH: Sababtii ka dambeysay in la dilo Nabadoon Geedi Maxamuud Axmed (Geedi Firdhiye)

Kooxo hubeysan ayaa caawa masaajid ku yaala degmada Dharkeynleey ku dilay Nabadoon Geedi Maxamuud Axmed (Geedi Firdhiye) oo ka mid ahaa nabadoonada caanka ah degmada Dharkeynleey.

Nabadoonka ayaa la dilay isaga oo u socday masaajidka MUSCAD waqtigii salad cishaha.

Kooxihii dilkaa geeystay ayaa la sheegayaa in ay isaga baxay goobtii at dilka ka geysteen.

Nabadoon Geedi Firdhiyey ayaa wuxuu ka mia ahaa asaasayaashii deegaanka GARSBAALEEY.

Halkaan hoose ka daawo sababta ka dambeysay in la dilo

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...