Loading...

Warbixin: Maxaa ka jira in Jaamacada Jobkey ay siisay Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlda FDS Shihaadooyin..?

Waa arin wax kama jiraan ah arinta ay qortay New vision qaar ka mid ahna waa ay turjumeen saxaafada.

1. Jaamacadda JOBKEY waxaa ay bari ka tahay been abuurka ah in Wasiiro iyo Xildhibaano ay shahaado been abuur ah ay heleen waana sharaf dhac in ay waxaas soo qoraan ayagoo wax cadeyn ah aanan soo bandhigin Iyo meesha lagu bixiyay sida sawiro ama muuqaal.

2. Jaamacadda Stafford waa Jaamacad ka diiwaan gashan National Higher education dalka, hadii uu warkaas wax ka jiro ayaga ayaa webkooda ku soo qori lahaa.

3. Waxaa jiro qaar ka mid ah shaqalihii Jaamacadda Stafford oo shaqada laga raacdeeyay kaasoo markasta isticmaalayo Saxaafada si akhlaaq dara ah.

4. Waxaa sidoo kale been abuur ah in Jaamacadda Stafford la xiray waxaana suuragal aheyn in manta warka soo baxo journal isla manta lagu sheego in la xiran Jaamacaddaas waxaa ay cadeyn u noqon kartaa in ay tahay been aanan waxba ka jirin.

5. Jaamacadda Stafford ayaa jawbta ku adan ka bixin doonta arintaan maalinta Isniinta ah maadaama ay bari tahay Axad oo aysan shaqeyn.

6. Waxaan uga digayaa cid kasta oo leh sharaf iyo ixtiraam in aysan ku kahdoomin shaqallaha Jaamacadda Stafford laga raacdeyay oo dayaacada iyo been abuurka u isticmaalayo baraha bulshada.
7. Ugu dambyn cid kasta oo dooneysa on ay wax ka ogaato barnaamijkaas ha booqato website Jaamacadda

Stafford www.su.ac.ug
ama booqo website ka National Higher education Uganda. http://www.unche.or.ug

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...