Loading...

XOG: Ciidanka Xasilinta Caasimadda Oo Lasoo Baxay Dhaqan Nacayb Ku Abuuraya Shacabka?

Ciidamada Xasilinta caasimadda oo shacab badan markii hore ammaan u jeediyeen ayaa hadda lasoo baxay dhaqamo cusub oo shacabka nacayb weyn ku beeraya.

Ciidamadan ayaa hadda sameyn wax tixgelin ah oo ay siiyaan shacabka, islamarkaana waxay bulshada ula dhaqmaan si sharciga ka baxsan.

Inkastoo askarta dhan aanay wada ahayn ayaa hadana waxaad arkeysaa baraha Kontarool ee ciidamada ku sugan yihiin shacab qori lagu taagayo, gaari shacab oo xabad lagu ridayo iyo xanibaad aanu muwaadinka istaahilin.

Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa marar badan kula dardaarmay ciidamadan iney la shaqeeyaan shacabka oo ay sugaan ammaanka, sidoo kalena ay tixgeliyaan shacabka ay u adeegayaan.

 

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...