Loading...

XOG CUSUB: Sheeko Xasaasi ah oo Qadka Telfoonka ku dhex martay R.W. Kheyre & Madaxweyne Xaaf..?

Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Galmudug ayaa wakaalada Warqaad.com u sheegay in Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu qadka Telfoonka kula hadlay Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali kheyre.
 
Labadan masuul ayaa ka wada hadlay xiisada ka taagan deegaanada Galmudug iyo sida loo dajin karo, waxaana Ra’iisul wasaaraha uu u sheegay Madaxweyne Xaaf inay aad u taageersan yihiin xasilooni siyaasadeed oo ka dhalata Galmudug.
 
Madaxweyne Xaaf ayaa ku eedeeyay Ra’iisul wasaare Kheyre iyo Madaxweyne Farmaajo inay qeyb ka yihiin holaca siyaasadeed ee ka jira Cadaado, wuxuuna ugu hanjabay in lagu wada guban doono.
 
Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Guddi ka socda dowlada Federaalka loo diri doono Cadaado si ay u kala dhex galaan Siyaasadaha is diidan, balse Xaaf ayaa ka soo horjeestay wuxuuna sheegay in garoonka diyaaradaha Cadaado laga celin doono hadii wafdigaas xamar laga soo diro.
 
Si kastaba ha ahaatee Xiisada Siyaasadeed ee Galmudug ayaa cirka isku sii shareereysa, waxaana si weyn loogu eedeynayaa inay hurineyso dowlada Federaalka Soomaaliya.
Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...
DHAGAYSO: Roobow Oo Fariin Naxdin Leh u Diray Saaxiibadiis Hore Ee Al-shabaab, Kana hadlay qaraxiii ka dhacay Isgoyska Zoobe..?
- Oct 16, 2017
Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo daqiiqado ka hor shir jaraa’id oo toos ah ...
DHAGAYSO: Hooyo 9 caruur ah ku Weysay Qaraxii Muqdisho Oo Dhimirka Beshay..?
- Oct 16, 2017
Xili uu isa sii tarayo qasaaraha ka dhashay werarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Magaalada ...
WAR DEG DEG AH: Dhimashada Qaraxii Zoobe Oo Mareysa 237 Iyo Dhaawaca 374 Qof..?
- Oct 15, 2017
Labo boqol iyo soddon iyo todobo(237) qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ...
DHAGEYSO: Xagee Lagu Diyaariyey Gaarigii Shalay ku Qarxay Muqdisho, Sideesa uu Kusoo Gudbay Baraha Koontaroolka..?
- Oct 15, 2017
Websedka Garqaad.com ayaa sameysay baaritaan xooggan oo ku aadan halka lagu soo diyaariyey gaarigii ...
DHAGEYSO: Wasiir Yuusuf Garaad iyo Wasiiro kale oo ku dhawaacmay Qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe..?
- Oct 15, 2017
Waxaa daqiiqad walba sii kordhaya khasaaraha lixaadka leh ee uu geestay qaraxii shalay ka ...
DHAGEYSO: Isbitaalada oo Buux dhaafiyay, Tirada dadka la la’yahay oo korortay iyo Murugo Muqdisho ka jirta..?
- Oct 15, 2017
Dad Shacab ah ayaa buux dhaafiyay Isbitaallada iyo sidoo kale Isgoyska Soobe Magaalada Muqdisho ...
XOG CULUS: Odayaasha Dhaqanka beesha Hawiye oo wax yeelo ay kasoo gaartay qaraxii ka dhacay Agagaarka Hotel Safari..?
- Oct 14, 2017
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Qarax ka dhacay goordhow Agagaarka hotel Safaai oo ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Zoope, Meydad laamiyada yaal iyo Guryo gubanaya..?
- Oct 14, 2017
Warar Naxdin leh ayaa kasoo kordhay qaraxii maanta ka dhacay isgoyska Zoope ee magaalada ...