DEG DEG DAGAAL AAN WAXBA LISKULA HARIN SHAADIYO SHARAF IYO NADIIRA NEYRUUS

dagaal aan waxba lisku reeb oo ka dhacay barah bulshada nadiir beyruus iyo shaadiyo shafar oo dagaal afka ah isku qaaday ayago midba wax tirsaneyso naag walbo sirte heesay bee banan soo dhigtay ayado anan wax naxaris ah anan muujinin shaadiyo sharaf iyo nadiira neyruus ayaa ah labo fanaan gabdho ah saaxib isku dhow ayago heeso badan soo wad qaaday kana dheesay saxibtinimo soo jireen ah wxa walbo waxee is badalen marke guursatay shaadiyo sharaf nadiirana aaday hargeysa ugu danbeyn nadiira bishi lasoo dhafay waxee kusoo laabatay magaalo madaxda somaliya mogdisha                                    dagaalka hada uu xoogeestay waxuuna isku badalay dagaal labo family

DAAWO SHAWASHO WACAN AAD BAAD U MAHADSAN TIHIN INTA NAGU XIRAN

            GARQAAD.COM