UGU DANBEYN WAXAAN SOO HELNAY XOGTIISA OO DHAMEESTIRAN TUUGI DHACAY REER MOGDISHO

ugu danbeyn waxaan soo helnay xogtiis oo dhameestiran tuugi dhacay masakinti reer mogdisho saacadaha soo aadan waxuu la kulmi doona xabsi asigo turki dhuumasho u joogo  Xogta Milkiilaha Shirkadda Godad Traders.. Cabdigani Shiikh Muuse Goodaad waa magaca rasmiga ah ,Magaca Turkiga uu kujoogo waa Cabdigani Elmi Maxamuud.
Shaqada ay qabteen gudiga xisaabta shirkadda soobaaray waa
 Waxa ay ogaadeen in shirkaddan ay ka qaaday umadda Soomaaliyeed kuna maqan ilaa iyo hadda inta baaritaanka lagu ogaaday lacag xag jimgeed wadta dollar.
 Gudigu waxa uu kadalbaday milkilaha shirkadda inuu bixiyo lacagtan, wax uuna sheegay in shirkaddu qasaartay uuna diyaar u yahay masuuliyaddeeda inuu qaato sida vedioga ku xusan.
 Maadama uusan lacg keenin gudigu waxa uu u kala qoray shirkada goodaad iyo dadkii lacagaha dhigtay lacagta lagu leeyahay shirkadda ee uu aqbalay korna ku xusan.
 Gudigu waxaa uu xayiray documents safarka ee uu layahy milkiilaha shirkadda CabdiQani shiikh muuse ilaa uu kabixiyo lacagta.. Gudigu waxa uu ladardaarmay dadka wakiiladaha ah oo lacagta dhigtay in ay si wanaagsan oo run ah wax ugu sheegaan dadka macaamiishooda ah oo aysan been ush  Gudigu waxaa umadda Soomaaliyeed ee maal gashtay shirkaddan u soo jeedinayaa in aysan isku dhibaateyn forex oo ay isisabar siiyaan si nabad ah
muuqaalkisa oo dhameestiran oo aan idin soo dhigay daawasho wacan