DEG DEG AHMED HIRSI NINKI HORE U QABAY ILHAAN OMAR OO KA HDLAY ASIGA IYO MADAXWEYNAHA USA WAX KALA QABSADAY

ahmed hirsi oo ka hdlay asiga iyo madaxweynaha america wax kala qabsaday waxuu kalo sheegay inu uu lasoo xariiray madaweyne trump asigo u fidiye casuumad                           ahmed waxuu shegaye inuu iska diday casumadas waxuu ahmed sheegay incasumads lagu xumenaye xaaskis hore ee ilhaan taasin ee u cuntami weysay waxuu yiri ilhaan waa ilmaheyga hooyado anigan inaan bah dilo lagam yaabo sida aan ka dharag san nahaye trump waxuu damac san inuu fadeexeyo ilhaan ahmed waxuu qaatay goan geesinimo ah     mulshada somaliyed waa dad dhiig badan waa marki gacmo shishey soo fargaliyan

ahmed qoralka uu soo dhigay bartis oo dhameestiran halkan ka arag

 

Nin aduunyo joogow maxaa aragti kuu laaban. Madaxweynaha Mareykanka aa casumaad ii soo direy in uu ila kulmo. Rag aan ogahay hadeey fursadaan heli lahaayeen, inteey sawir la soogalaan ey dhihi lahaayeen, waxaan ka wada hadalney arimaha Soomaaliya. Wuu ku mahadsanyahay Madaxweynaha laakiin ma kulmi karno,

 

 

WAAD KU MAHADSANTIHIN SIDA AAD INUGU XIRAN TIHIN 

GARQAAD.COM