DEG DEG DAGAAL AAN WAX LISKU REEBAN SHAADIYO SHARAF NADIIRA NEYRUUS

dagaal aan waxba lisku reeban oo dhaxmaray labad fanaan ee nadiira neyruus iyo shaadiyo sharaf dagaal kaan waxuu salka ku hayaaa af lagaado baraha bulshad lisku soo mariye taasi oo sababtay in gacanta lis saaro hada waxaa lasoo sheegayaa in shaadiyo sharaf dhaawac halis tahaye lana geey isbitaalad xamar mid ka mid shaadiyo xaal keed aad baa loga deerin waxaan ilahaye ugu bariyen inuu ilahaye caafiyo wxaan kale oo ku baaqeyna hada nahaye bahda garqaad.com oo ku duuban in dagaalka la qaboojiyo wax walba lagu dhameeyo wad hadal

 

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA OO DHAMEESTIRAN MAHADSANIDIN 

                                GARQAAD.COM