GED DEG DAGAAL DIB UGA CURTAY SOMALILAND IYO PUNTALAND

DAGAAL DIB UGU QARXAY GOBALKA SOOL DAGAALKAAN WAXUU U DHAXEEYAA SOMALILAND IYO PUNTLAND SIDA LAWAD OG SOON YAHAYE PUNTLAND IYO SOMALILAND WAXAA KA DHEEXEYO  XADUUD WEXEE KU MURAN SAN YIHIN LABAD GOBAL SOOL IYO SANAAG WAXAA KALO LASOO SHEEGAYAA IN DAGAALKAN EE QEYB KA YIHIN DALAL AAN HALKAAN MAGCOOD ANAN KU XUSI KARIN ISKU SOO WAD DUUB UMADA SOMALIYED WAA WALALO ISKU AF WAA ISKU DHIIG WAA ISKU DHAQAN WAA ISKU LUUQAD WAXAN ILHAAY KA BARIYAA IN XABADA LA JOOJIYO

HALKAAN KA DAAWO GARQAAD.COM