MUHAJIRIIN SUURIYAN AH OO SOO GAARAY MAGAALO MADAXDA GALMUDUG DHUUSOMAREEB

muhajirin suuriyan ah oo soo gaaray magalada dhuusomareeb ayago kasoo cararay dalkooda dhiibaato ka jirto darted ayago soo maray maray magaaloyin badan soo soomalia ah ayago ugu danbryn soo gaaray caasimada galmudug ee dhuusomareeb  ayago goaan saday inee dagan magalada dhuusomareeb waxee ka cod sadeen mamaulka iyo shacabka reer galmudug  inee garab istaagan reer dhuusomareeb waad ku mahad santihin side waalatinmad leh aad u garab istagten suuriya aad bee ino garab istaagen wagan ku jirnay abaarti ugu darney ee somalia dalka suuriya aad bee u caawiyen somalia shacabka somalia meel walbo ee jogan waa inee garab istaagan ree suuriya