QALBI DHAGAX OO HEESTA FURSAD UU KU HELI KARO MAG DHOW

abdikariin sheikh muuse qalbi dhagax oo heesta fursad uu ku heli karo                               magdhow madaxweyne farmaajo oo qalbi dhagax u balan qaaday magdhow                       wararka ayaa waxee shegayan in qalbi dhagax iska diiday in uu la kulmo farmaajo asigo ku sheegay inuu yahaye nin aan eheyn bilaadan wax wadanimo aan ku jirin
qalbi dhagax ayaa ah nin dowlada hada jirto u dhiibtay ethiopia
umada somaliyeed ayaa aad iyo aad ugu carootay dhiibisti qalbi dhagax

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA OO DHAMEESTIRAN GARQAAD.