QAMAR SUUGAANI OO AAD UGU CAROODAY GEERIDIS OO SOCIEAL MEDIA HA LASOO DHIGAY ASIGO KU TILMAMAY

qamar suugani oo aad ugu carooday geeridis oo social media lasoo dhigay asigo sheegay inuu ku daba jiro rag ka danbey arin kaan qamar waxuu kalo sheegay in uu aad ugu xun yahaye falka nocaan ah eynan heyn wax wanagsan wayadi danbe waxaa baraha bulshada qabsaday falkan nocan ah in laga been abuurto fananinta culumada iyo siyaasintaba falka nocaan ah waxuu ka tur jumaa umada kala dasoowday kala luntay tiraba meel

jogto