WIIL SOMALIYEED OO DALKA JARMALKA LABO BIL KA HORE QAXOOTI KUSOO GALAY OO GUURSADAY GABAR DALKA U DHALTAY

wiil somali ah oo lagu magacaabo abdirishiid iyo gabadh jarmal ah oo iyadana loogu yeero Elizabeth gurkodu wuxu ka dhacay Gobolka Bayern ee München dalka Jarmalka
wiilkaan waxaa laasoo shegayaa in uu ku cusub yahaye dalka jarmal ka uu qaxooti ahaan usoo galaye labo bil ka hore ugu danbeey waxuu guursaday gabdhaa jarmalka ah               waxaa lasoo shegayaa in meher kood uu ka dhacay masjid ku yaalo dalka jarmalka halkas ee ku aqal galeen alle haisku barkeeyo
muiuqaalka oo dhameestiran halkaan ka daawo 
garqaad.com